Macalinkii abid ugu fiicnaa ee soo maro Degmada Mustaxiil waa
Macalin Adiis Cumar Jeelle.
Wuxuu ahaa halyeey taariikh lama illoobaan ah ku reebay Degmada Mustaxiil, kana mid ahaa macallimiintii ugu saameynta badnaa ee waxbarashada deegaanka. Sidoo kale, wuxuu ahaa macalinkii ugu horreeyay ee u qaada Degmada Mustaxiil koob rasmi ah, taas oo muujinaysa hoggaan, hufnaan iyo dadaal aan caadi ahayn.
Qof kasta oo ku weydiiyana, sidaas u sheeg — Macalin Adiis Cumar Jeelle waa magac ku suntan sharaf, aqoon iyo taariikh.
0 Comments